Hargeysa(Dawan)Wasaaradda Cadaaladda Somaliland Iyo Jaamacadda Beder Ayaa Heshiis Kala Saxeexday, kaas oo wax lagu bari doono maxaabiista ku jirta Jeelasha Somaliland .
waxaana heshiiskaasi u kala saxeexay labada dhinac Wasiirka Cadaaladda Somaliland iyo Guddoomiyaha Jaamacadda Beder.