Wasaaradda Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Oo Daah-Furtay Mashruuc Dalka Ku Cusub.

0
566

Wasaaradda Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Ayaa Daah-Furtay Mashruuc Dalka Ku Cusub, kaas oo lagu diwaangelinaayo Madarasadaha diiniga ah ee dalka ka jira, waxaana kasoo qayb galay furitaanka mashruucaasi wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed ,Maayir ku xigeenka caasimada Hargeysa Cabdicasiis Cagaweyne,Culim Awdiin  iyo sarakiil kale.

Leave a Reply