Hay’adda Horumarinta Wadooyinka Oo Qalab Ka Guddoontay Hay’adda GIZ.

0
553

Hargeysa(Dawan)Hay’adda Horumarinta Wadooyinka Ayaa Qalab Ka Guddoontay Hay’adda GIZ, qalabkaasi ayay kamid yihiin qalabka lagu Kantaroolo wadooyinka iyo qalab kale , iyada oo dhismeyaal cusubna loo dhisi doono Hay’addaasi.

waxa iyaduna qalabkan bixintiisa qayb weyn ka ahayd EU-da ama Midawga Yurub oo isna qayb weyn ka qaadanaayey bixinta qalabkaasi, iyada oo ay sidoo kalena la dayac tiri doono wadada isku xidha Kalabaydh iyo Hargeysa, sida uu sheegay Mareyaha Hay’adda Wadooyinka Somaliland Cismaan Sheekh Cabdi Sheekh Muxumed oo ka hadlay qalabkan la guddoonsiiyey.

 

Leave a Reply