Wararka Dalka Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Tabobar Usoo Xidhay Cutubyo Ka Tirsan Ciidamada Booliska Somaliland Oo Tabobarkaasi U Soo Dhamaaday. By admin - January 24, 2019 0 977 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Hargeysa(Dawan)Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Ayaa Tabobar Usoo Xidhay Cutubyo Ka Tirsan Ciidamada Booliska Somaliland Oo Tabobarkaasi U Soo Dhamaaday.