Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Oo Ka Qayb Galay Wajigiisii Sadexaad ee Barnaamijka Horumarinta Cilmiga+Sawiro.

0
594

Hargeysa(Dawan)Madaxweyneku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Sayici) ayaa maanta ka qayb galay barnaamijka horumrinta cilmiga wajigiisii saddexaad oo maanta ka furmay magaaladda Hargaysa.
Madaxweyne ku-xigeenka ayaa ka hadlay muhiimadda ay leedahay in la tayeeyo, korna loo qaado waxbarashadda Somaliland, waxaanu kula dar-daarmay wasaaradda Waxbarashadda iyo Saynisku inay laban-laabto dadaaladda lagu doonaayo in tacliinta la gaadhsiiso guri kasta.

Image may contain: 8 people, people sitting, table and indoor

Image may contain: 2 people, people smiling

Image may contain: 4 peopleImage may contain: 1 person

Image may contain: 7 people, people sitting, table and indoor

Image may contain: 8 people, suitImage may contain: 6 people, people sitting

Image may contain: 12 people, people smiling, indoor

Image may contain: 6 people, people standing

Image may contain: 1 person, sitting, on stage and indoor

Leave a Reply