Nuxurka Kulan Dhexmaray Wasiirka Dastuurka iyo Guddiga Shuruucda ee Golaha Guurtida

0
498

Hargeysa (Dawan)- Wasiirka wasaaradda xidhiidhka gollayaasha iyo arrimaha dastuurka Somaliland Maxamed Xaaji Aadan Cilmi ayaa xafiiskiisa ku qaabiley guddiga arrimaha shuruucda ee golaha guurtida, ka dib markii ay todobadadii ugu danbeyey ay ku mashquulsanayd in bulshada la baro dastuurka dalkaa u yaal si ay u ogaadan wax xaq loogu leeyahay iyo waxa ay xaq u leeyihiin.

Wasiir Maxamed Xaaji Aadan Cilmi ayaa guddiga uga xog-waramay waxyabaaha u qoobsoomay , qorshayaasha ay wasaaraddu ku hawlan tahay iyo sida ay ugu dadaalayaan in bulshada la gaadhsiin barashada iyo ku dhaqanka dastuurka qaranka u yaala. “Ugu danbayn guddiga arrimaha shuruucda ayaa wasiirka uga mahad celiyey hawlaha shaqo ee uu qaranka u hayo.”

Dawannews Hargeysa office

Leave a Reply