Wararka Dalka Labada Xisbi Ee KULMIYE Iyo UCID Oo Heshiis Gaadhey. By admin - April 23, 2019 0 659 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Hargeysa(Dawan) Labada Xisbi Qaran Ee KULMIYE Iyo UCID Ayaa Heshiis ka Gaadhey khilaafaadkii dhinaca doorashooyinka ee dalka ka taagnaa.