Wararka Dalka Isu Duwaha Wasaaradda Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Ee Gobolka Awdal Oo Xadhiga Ka Jaray Xafiis Cusub. By admin - April 26, 2019 0 1089 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Borame(Dawan)Isu Duwaha Wasaaradda Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Ee Gobolka Awdal Ayaa Xadhiga Ka Jaray Xafiis Cusub oo ay yeelan doonto hay’adda Islaamiga ah ee Nuur Al-Islaam .