Beeralayda 10 Tuulo Oo Hoos Yimaada Gebiley Oo Tabobar U Furmay.

0
491

Gebiley (Dawan) qaar kamid ah beeralayda gobolka Gebiley ayaa loo furay tabobar ay ku qaadan doonaan  magaaladda Gebiley ee xarunta gobolka Gebiley.

Tabobarkan ayaa lagu baranaayaa  isla jaan qaadka isbedelka cimilada iyo wax soo saarku, waxaana tabobarkan furay Isu duwaha wasaaradda Horumarinta Beeraha ee gobolka Gebiley iyo masuuliyiin ka socday hay’adda Action Aid.

Leave a Reply