Wafti Uu Hogaaminaayo Maayirka Caasimadda Dawlad Degaanka Somalida Ethiopia Ee Jig Jiga Oo Hargeysa Soo Gaadhey.

0
569

Hargeysa(Dawan) Wafti balaadhan oo uu hogaaminaayo maayirka magaaladda Jig Jiga ee xarunta Dawlad Degaanka Somalida Ethiopia ayaa soo gaadhey magaalada Hargeysa.

Waxaana si weyn usoo dhoweeyey Maayir ku xigeenka Caasimadda Hargeysa  , Agaasimaha Wasaaradda Shaqada Iyo Shaqo gelinta, Xoghaya Dawladda hoose ee Hargeysa, Wasiir ku xigeenka Amniga ee Somaliland iyo xubno kale.

 

Leave a Reply