Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka Iyo Horumarinta Jidadka Somaliland Iyo Safiirka Midawga Yurub U Qaabilsan Somaliland Iyo Somaliya Oo Kormeer Ku Tegey Jidka Isku Xidha Hargeysa Iyo Kalabaydh.

0
625

Hargeysa(Dawan)wasiirka gaadiidka iyo horumarinta jidadka somaliland iyo safiirka somaliland iyo somaliya u qaabilsan midawga yurub ayaa kormeer ku tegey  wadada u dhaxaysa hargeysa iyo kalabaydh.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here