Kulan Hawleed Lagu Gorfaynayey Manhajka Macadka Tababarka Macalimiinta oo Hargeysa ka Furmay

0
432

Hargeysa(Dawan):- Kulan Hawleed lagu girfaynayay Manhajka Maxadka tababarka Macalimiimta,ayaa lagu qabtay xarunta manaahiijta ee wasaaradda waxbarashada iyo Sayniska.

Kulankan oo lagu dersayay nooca manhajka maxadka tababarka Macalimiimta ee looga baahan yahay in ay macalimiinta dugsiyada dalku soo dhigtaan,ayay ka hadleen  masuuliyiin sar sare oo ka tirsan wasaaradda waxbarashada iyo Sayniska Somaliland.

Haddaba kulan hawleedkaa iyo waxyaabaha diirada lagu saaray halkan hoose kaga bogo.

Leave a Reply