11 Dhallinyaro ah oo Dalka Dib Loogu Soo Celiyay iyo Waalidiin Xukuumadda Uga Mahad Naqay

0
515

Hargeysa(Dawan):- 11 Dhallinyaro ah oo u dhashay Somaliland isla markaana hore dalka uga tahriibay dhibaato aan la soo koobi karinna kala kulmay jidka halaagga Tahriibta,ayaa dalka dib loogu soo celiyay.

Waalidiinta dhallinyarada dalka dib loogu soo celiyay dhalay oo muddo badan rafaad u maray ubadkooda Tahriibay qaarkoodna guryihii hantida u ahaa ay u iibiyeen ayaa ku farxay soo celinta ubadkooda isla markaana dawladda Somaliland uga mahad naqay dedaalka ay u gashay in dhallinyaradaa dalka lagu soo celiyo ka dib markii ay xukuumadda iyo hay’addo caalami ahi iska kaashadeen soo celintooda.

Haddaba warkaas oo faah faahsan halkan hoose kaga bogo.

 

Leave a Reply