- Ha u murugoon dunida iyo waxa dhexyaall, dhamaanteen waxaan nahay marti
- Ha murugoon, waayo waxay sababtaa in uu jidhkaagu diciifo.
- Hana noqon mid wakhti kasta doorbida waxay naftiisu jeceshahay oo keliya.
- Isku day inaad u ixtiraamto dadka kale sidaad u jeceshahay in laguu ixtiraamo.
- Dadku waxay kugu jeclaadaan wanaaga aad samayso.
- Jaarkaagu wuxuu kugu jeclaanayaa , waji furfurnaan , dhaqan wanaagsan.
- Allaha wuxu jecel yahay kan ugu cabsida badan
- U fur qalbigaaga wax kasta oo wanaagsan.
- Ka xidh indhahaaga wax kasta oo xumaan ah , waad liibaaniye