Wasiirka Beeraha Somaliland oo ka Qayb Galay Tababar Loo Furay 100 Qof oo Beeralay ah

0
427

Hargeysa(Dawan):- Wasiirka wasaaradda Beeraha Somaliland Axmed Muumin Seed,ayaa ka qayb galay Tababar loo furay boqol qof oo Beeralay ah.

Tababarkan oo lagu barayay hannaanka shinniyaynta iyo dhibaatooyinka ku yimaadda sida looga hor tago,ayuu wasiirki beeralayda ku adkeeyay in ay ka faa,iidaystaan aqoonta lagu tababarayo haddaba halkan hoose ka daawo.

Leave a Reply