Gudidda Doorashooyinka oo Tijaabiyay Qalabka Diiwaan Gelinta oo La Casriyeeyay

0
430

Hargeysa(Dawan):- Gudida doorashooyinka qaranka Somaliland,ayaa maanta tijaabiyay qalabka diiwaan gelinta oo ah tii sadexaad ee lagu diiwaan geliyo codbixiyeyaasha doorashooyinka.

Tijaabinta qalabka diiwaan gelinta oo casri ah isla markaana waxyaabo badan lagu soo kordhiyay,ayaa waxaa ka soo qayb galay masuuliyiin ka socday Xisbiyada KULMIYE iyo UCID,Madax ka socotay dawladaha Somaliland ka taageera arrimaha doorashooyinka iyo madaxda gudida doorashooyinka qaranka Somaliland.

waxaana halkaa ka halday  guddoomiyaha gudida doorashooyinka qaranka iyo madaxda asxaabta KULMIYE iyo UCID.

Haddaba warkaas oo faah faahsan halkan hoose ka daawo.

Leave a Reply