Danjiraha Somaliland u Fadhiya Djabuti oo Ka Qayb Galay Sanad guurada Sucudiga oo Lagu Casuumay Dublamaasiyiinta Caalamka ee ku Sugan Jabuuti

0
430

Jabuuti(Dawan):- Sannad guuradii 89 aad ee maalinta xorriyadda dalka Boqortooyada Sucuudi Arabiya oo lagu qabtay dalka Jamhuuriyadda Jabuuti isla markaana uu soo qaban qaabiyay safiirka  dalka Jabuuti u jooga Boqortooyada Sucuudiga,ayaa lagu soo marti qaaday dublamaasiyiinta caalamka ee ku sugan dalka Jabuuti.

Dublamaasiyiinta lagu casuumay munaasibaddaa waxaa ka mid ahaa oo heer Safiir lagu casuumay danjiraha Somaliland u fadhiya dalka Jabuuti Cabdifataax Siciid Axmed.

Danjire Cabdifataax oo munaasibadda ka qayb galay ayaa kulamo la qaatay dublamaasiyiinta caalamka ee ku sugan dalka Jabuuti oo uu ka mid yahay safiirka Sucuudiga u jooga dalka Jabuuti.

Haddaba warkaas oo faah faahsan halkan ka daawo.

Leave a Reply