Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland oo ka Hadlay Adeegyada ay u qabtaan Naafada iyo Agoomaha

0
532

Hargeysa(Dawan):- Wasiirka wasaaradda gaashaandhigga Somaliland Cabdiqani Maxamuud Caateeye,ayaa ka war bixiyay adeegyada ay u qabtaan naafada iyo agoomaha hoos yimaadda wasaaradda difaaca Somaliland.

Waxaanu faah faahin ka bixiyay sida xukuumaddu u daryeesho naafada iyo agoomaha Somaliland ee hoos taga wasaaradda difaaca iyo siday xukuumaddu xil iskaga saarto naafada iyo agoomaha.

Haddaba warkaas oo faah faahsan halkan ka daawo

Leave a Reply