Jeelka Maxaabiistu Shaqaale Tahay!

0
439

Dalka Hindiya waxa ku yaalla Xabsi maxaabiista u ogolaanaya inay u noolaadaan sidii dad aan xidhnayn oo xor ah.  Jeelkan ayaa u ogol maxbuuska inuu shaqo tago maalintii laakiin shardiga ku xidhan ayaa ah in marka shaqada ay dhameeyaan ay ku soo noqdaan jeelka.

Maxaabiista jeelkan ku xidhan waa kuwo denbiyo fudud u xidhan, isla markaana muddo xabsiyeedka uu yahay mid aan dheerayn.

Leave a Reply