Guddoomiyaha Imtixaanaadka Qaranka oo ka Digay Soo Boodista Ardayda

0
440

Burco (Dawan):- Guddoomiyaha Xafiiska  Imtixaanadka Qaranka Daa’uud Axmed Faarax,ayaa si adag uga hadlay ardayda soo boodda ee isku daya in ay ka boodaaan dugsiyo waxbarasho oo ay ahayd in ay soo dhigtaan xilli dugsiyeedka sannadk ay ka soo boodayaan.

Waxaanu iftiimiyay soo boodista iyo qasaaraha umadeed ee ay leedahay iyo siday u dhaawacayso jiilal aqoon sax ah lihi in ay qaranka usoo baxaan.

Haddaba warkaas oo faah faahsan halkan ka daawo

Leave a Reply