Caadoyinka Caruurta Loo Adeegsado

0
472

Dunida oo dhan dadka ku nooli way ka siman yihiin ilmaha yar ee u dhasha inay u sameeyaan  munaasabado kala duwan oo farxadeed. Haddaba Dalal ku yaal badhtamaha iyo galbeedka qaaradda Africa ayaa u sameeya munsaabado cajiib ah maalinta sadexaad ee dhalashada ilmaha yar ee soo kordhay.

Qaraabada ilmaha dhashay ayaa maalnitaasi isugu yimaadda cariish ama buul aya dhiseen waxayna soo qaadaan caleemaha geedo ay u haystaan inay yihiin kuwo waxtar u leh.

Caleemaha geedahaasi ayay ku shidaan badhtamaha cariishka buulka ah, qiiqa ka baxaya geedaha gubanaya ayay dhow goor ku  uumiyaan ilmaha yar.

Umiga ayay ku wadaan ilaa uu ilmaha yari afka, indhaha  iyo sankaba ka keeno qiiq. Qowmiyadahan ayaa aaminsan inay arintani ilmaha yar u leedahay waxtar ah in aanu weligii baqan isla maraakana khajilin.

Leave a Reply