Wasiirka Biyaha iyo Guddoomiyaha Baanka oo Xadhiga ka Jaray Qalab Cusub oo Wakaaladda Biyaha Burco Soo Iibsatay

0
481

Burco(Dawan):- Wasiirka wasaaradda Khayraadka Biyaha Somaliland Saleebaan Cali Koore iyo Guddoomiyaha Baanka Somaliland Cali Ibraahin Jaamac Baqdaadi iyo Masuuliyiinta heer gobol iyo degmo ee Togdheer iyo Burco iyo madaxda wakaaladda Biyaha Burco,ayaa si wada jir ah xadhiga uga jaray mashaariic qalabyo kala duwan ah oo ay soo iibsatay wakaaladda Biyaha Burco.

Wakaaladda Biyaha Burco ayaa qalabyo kala duwan soo iibsatay ka dib markii ay Baanka dhexe ee Somaliland ay ka heshay lacag amaah ah oo ay ku soo iibsato galabyo kala duwan oo ay wakaaladdu u baahnayd.

Haddaba warkaas oo faah faahsan iyo weedhihii laga yidhi Halkan ka daawo.

Leave a Reply