Fariintii Wow ! Ee Ohia

0
410

Xagaagi sanadkii 1977 Telescope ay leedahay jaamacadda Ohio ee dalka Maraykanka waxa soo dhex galay fariimo ka soo dhacayay radio kale.  Fariimahaasi ayaa socday muddo 72 ilbidhiqsi.

Ma jirto cid si gaar ah u garanaysa goobta ay fariimhaasi ka soo baxayeen, waxaana loo bixiyay fariimahasi oo aan la fahamin fariinta Wow.

Aqoonyahano baadhid ku sameeyay ayaa tilmamay inay ahayd 2.2 GW, taasi oo ka xoog badan dhamaan baahinta war laliyaasha jira dhulka guudkiisa.

Waxaana ay sheegeen inay noqon karto xadaarada inaga horaysay ama meel kale ka timi. Waxaana ay sheegeen in oo si weyn la isugu deyay in la xaqiijiyo haddana weli 42 sano ka dib lama garanyo goobta ay ka soo baxday fariintan xoogga banayd.

Leave a Reply