Cadhada Iyo Xumaanteeda

0
731

Saxaabiga Ibnu Mascuud (rc) waxa uu Rasuulka Allah (scw) ka soo weriyay inuu yidhi: :” Maxaad u taqaaniin ninka adag ee raga legda? Waxaana asxaabtu yidhaahdeen ninka aanu raggu legdi Karin, waxaan Nebigu (scw) yidhi “ Ninka adagi waxa weeyi , ninka naftiisa qabta ee xakameeya marka uu cadhoodo” (Muslim)

Xadiiskani wuxu tilmaamaya  dhibaatada ay leedahay cadhadu iyo wanaagga uu leeyahay dulqaadku.

Saxaabiga kale ee Maalik ayaa soo weriyay :”in nin nebiga (scw) u yimi oo ku yidhi “ ii dardaaran oo ha igu badinin, inaan  iloobaa laga yaabe”.

Rasuulka Allah (scw) wuxu ku yidhi “ Ha cadhoon”.

 

Leave a Reply