Shaqada Iyo Dhibaatda Mobilka!

0
717

Cilmi baadhis lagu sameeyay saamaynta mobilku ku leeyahay goobaha shaqada ayaa muujisay In Mobilku waxyeelo iyo dhibaato weyn ugu geysto nidaamka shaqo ee socda. Waxaana daraasaddu intaasi ku dartay in aan loo baahnayn in la xidho laakiin ay muhiim tahay in qol gaar ah lagu xidho mobilada wakhtiga shaqada, madaama uu hoos u dhigayo wax soo saarka iyo tayada badeecadda ama adeega ay shirkaddu fuliso.

Cilmi baadhistan oo uu soo bandhigay wargeyska  Association for Consumer Research ayaa intaasi ku dartay in Mobilku wakhtiga shaqada uu hawlqabadka iyo fikirka maskaxda hoos u dhigo taasi oo saamaynaysa tayada iyo  wakhtiga loo qorsheeyay inu hawshaasi lagu dhamaystiro.,  Talada ugu danbaysa ee daraasaddu bixisay ayay ahayd in aan goobta shaqada mobilka la  iman ama aanay la soo gelin goobta shaqada.

Leave a Reply