Dhismaha Biyo Xidheenka Abbay oo Maraya 71%.

0
535

Wasaarada biyaha,masnooyinka iyo tamarta ee JDFI ayaa sheegtay in dhismaha biyo xidheenka Abbey uu maro 71%, iyadoo ay xusid mudan tahay in dhismaha mashruucan ay siwada jir ah u wadaan dawlada iyo shacabka Itoobiya.
Waxaana la daah furey barnaamijka qaadhaan ururinta 8100 oo shacabku ay kaga qayb qaadanayaan dhamaystirka mashruucani

Sawirka Dhismaha Biyo Xidheenka Abbay oo Maraya 71%

Leave a Reply