Daawo Xildhibaan Ku Taliyey In Dadka Ka Imanaya Soomaaliya Dalka Fise Ku Soo Galaan Somaliland

0
185

Hargeysa (Dawan) Mudane ka tirsan golaha wakiiladda Somaliland ayaa soo jeediyey in dadka ka imanaya, Soomaaliya ay waddanka Somaliland Fise ku soo gallaan islamarkaana wakhti kooban oo ay kaga baxaan dalka loo qabto.

Xildhibaan Saleebaan Diiriye Bare waxaa uu sidan ka sheegay mar uu warbaahinta kula hadlayay xarunta aqalka baarlamaanka Somaliland.

Halkan Ka Daawo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here