Xogta Roobabkii Gu’ga ee Dalka ka Da’ay 20 March 2020

0
612

Hargeysa (Dawan) Dalka qaybo ka mid ah waxa dhawaan ka curtay roobabkii guga.

Xarumaha Waaxda Saadaasha Hawada ee wasaaradda beeraha Somaliland ku leedahay dalku waxa ay diiwaangaliyeen roobabka ka da’ay deegaano ka mid ah dalka, waxaana ka mid ah.

Wajaale and Aburin oo laga diiwaangaliyey roobabkii ugu badnaa ilaa haddaa (68mm) ( 40mm) .

Dhubato (38 mm).
Sheekh (18 mm)
Dararwayne(19mm)
Cadadley ( 13.5)

Sidoo kale waxa jira meelo kale oo roobab laga diiwaangaliyey warbxinaha dambe ayaanu idinkula soo wadaagi doonaa.

Idil Xuseen

Waaxda saadaasha hawada ee wasaaradda horumarinta Beeraha Somaliland.

khadarhoryaal@gmail.com

Dawan/Hargeysa/Office

Sawirka xogta roobabkii dalka ka da’ay, xuquuqda wasaaradda horumarinta beeraha Somaliland

Leave a Reply