Xukuumadda oo Shaacisay Wakhtiga la baahin doono Casharada Ardayda Dugsiyada

0
471

Hargeysa–Wasiiradda Wasaaradaha Waxbarashadda iyo Warfaafinta oo ay Weheliyaan Agaasimeyaasha guud ee labadda Wasaaradood ayaa daboolka ka qaaday inay si wada jir ah isaga kaashanayaan in hab onlin ah ay ardayda kala duwan ee dalku maadooyinkii ay ku dhigan lahaayeen dugsiyadooda laga bilaabo Maalinta Sabtida ah looga soo gudbin doono Telefishanka Qaranka iyo Idaacada Radio Hargaysa.

 

Halkan ka Daawo Muqaalka 

Leave a Reply