Dawladda hoose iyo Guddida Covid19 oo deeq gaadhsiiyey dad laga raray Suuqa Gobanimo

0
551

Masuuliyiinta Dawladda hoose ee caasimada Hargeysa oo ay weheliyaan xubno kamida guddida ka hor-tagga cudurka Corona Virus, ayaa taakullo gaadhsiiyey qoys danyar ah oo laga raray suuqa xisbiga ee magaalada Hargeysa, kuwaasoo la dejiyey meel loo qorsheeyey in ay degaan.

Deeqda la gaadhsiiyey ayaa ka koobanayd raashin iyo hu’, sida ay sheegeen masuuliyiintu.

Halkan ka Daawo Muuqaal:

Leave a Reply