Wasaaradda shaqo-gelinta oo mucaawimo gaadhsiisay qoysas danyar ah

0
380

Wasaaradda shaqo-gelinta iyo arrimaha bulshada, ayaa mucaawimo gaadhsiisay in ka badan konton qoys oo danyar ah.

Qoysaska danyarta ah ayaa degen xaafada Maxamed Mooge ee Magaalada Hargeysa.

Halkan ka Daawo Muuqaal:

Leave a Reply