Ganacsade u Dhashay Dalka Jabuuti oo lacag ku Wareejiyey Gudddida Covid-19

0
555

Hargeysa (Dawan) Ganacsade Cabdiraxmaan Boore, oo ah ganacsade ka soo jeeda dalka Jabuuti, ayaa madaxweyne ku xigeenka somaliland ahna gudoomiyha Guddida Covid-19 ee Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) ku wareejiyey $100.000 oo doolar.

Halka uu ku wareejiyey gudoomiyaha hay’adda u diyaar garawga aafooyinka iyo kaydka raashinka Qaranka mudane Faysal Cali Sheekh Maxamed qadar lacageed oo dhan $70.000 oo bulshadda jilicdasan  raashin loo siin doono .

Leave a Reply