“Masaajidku waxaa uu noqday Badd waa in Dabaal lagu Taga”

0
454

Gaarisa (Dawan) Masaajid ku yaalla xaafad ku taalla magaalada Gaarisa, ayaa waxaa buux dhaafiyey biyo ka dhashay,  fataahada  Webiga mara magaaladaas ee Tanariver.

Masaajidka ayaa isku baddalay webi, biyaha waxay la tageen qalabkii masaajidka, waxaana dhacdadaas idaacadda BBC uga waramay, ku-xigeenka imaamka misaajidka, Sahal Maxamuud Aadan.

“Masaajidku waxaa uu isu badlay Badd marka waa in  dabaal lagu tagaa”

 

Leave a Reply