Somaliland Tirada Kiisaska xannuunka Covid-19 oo kordhay

0
1087

Hargeysa (Dawan) Waxaa Somaliland 24kii saacadood ee ugu danbeeyay laga 14 kiis oo cusub Covid-19.

10 qof waa rag
4 qofna waa dumar

Da’da Bukaanadan cusub waxa ay u dhaxaysaa 20-jir ilaa 80jir.

Bukaanadan waxa 12 degen yihiin gobolka Maroodi Jeex, halka 2 qofna degen yihiin gobolka Saaxil.

Waxaa geeriyooday hal qof oo da’diisu tahay 80jir oo deganaa Hargeysa, taasi oo ka dhigaysa dadka xanuunkan u dhintay Somaliland (6).

Leave a Reply