Somaliland oo Digniin u Dirtay Soomaaliya

0
506

Hargeysa (Dawan) Guddida Heer Qaran ee u-diyaargarawga iyo ka-hortagga xannuunka Covid-19 ee Somaliland ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay war ka soo baxay wasaaradda caafimaadka Soomaaliya, oo ay ku sheegtay in ay gobollada Sool iyo Sanaag ee Somaliland gaadhsiiyeen qalabka ka-hortagga Coronavirus (PPE).

Guddidu waxay ugu baaqday dawlada Somalia in ay ka waantawdo wararka xaqiiqda ka fog iyo sidoo kale sheegashada xogta xanuunka Covid-29 ee Somaliland.

War-saxaafadeedkan ka soo baxay xafiiska guddida Covid-19 oo soo gaadhay xafiiska warqabadka mareegta Dawan ayaa u dhignaa sidan :—-

Sawirka war-saxaafadeedkii guddida covid-19

Leave a Reply