Wiil Dhalinyaro ah oo koox Midiyo ku Hubeysani Hargeysa ku Dileen

0
567

Hargeysa (Dawan) ALLE haw naxariiste, Cabdicasiis Farxaan Jaamac, ayaa kooxo dhallinyaro ah xalay ku dileen magaalada Hargeysa iyagoo adeegsanaya Mindi..

TV-ga Bulsho ayaa baahiyay in dhallinyaradu doonayeen in ay telefoonkiisa, ‘mobilkiisa’ gacanta ka qaadaan.

 

Leave a Reply