Barashada Noocyada Kala Duwan Ee Ciida Waxa Lagu Beerto Iyo Muhiimada Ay U Leedahay Beeraleyda

0
3966

Geesta kale ee qormadeena akhristeyaal waxaanu idiinku soo gudbin
doonaa warbixin kooban oo aabu ugu talo galnay in ay beeraleyda iyo dadka daneeya aqoonta beeruhu ay ku kala baran doonaan noocyada carrada(Soil)  oo ah  markii loo eegayo dhanka beeraha oo sheey aad u mihiimsan oo uu eegayo qof beeralayga ah meesha ku haboon beerashada dalagyada lacuno tankale meelkasto oo kamid ah goboloda soomaaliya badankooda kuma wanaagsan beerashada hadaba.

Waa Maxay Carro Ama Ciidi.?

Jawaabto waa carradu waa shay aasaasi u ah bixitaanka ama koritaanka dhamaan dhirta nocyadeeda kaladuwan iyo dalagada loo isticmaalo cunitaan tusaale ahaan masagada ama haruudhka, galeyda iyo sinsinta. dhamaan dalagyada oo aan intaa lagu sookoobikarin kuwaasoo aad ufarabadan.

Carrada Somaliland waa ay kala duwantahay marka la eegayo guud aah gobolada, balse guud ahaan carrada dalkeenu waxa la odhan karaa waa mid aad u wanaagsan oo nafaqo fiican laeh, kuna wanaagsab wax beerashada.

Maxaa Loo Isticmaal Carada.?

1) Waxaay caawisaa ku taagnashaha dhulka geedka, haduu geed uu aysan haysan carro wanaagsan. Ma noolaankaro waqti dheer ee noolashiisa tan kale way ku kala duwan yihiin geedaha bixitaankooda waxayna ku kala duwanyihin midba meesha uu ku yaalo taas oo looga jeedo carrada uu ku yaalo geedku.

2) Waxaay qayb wayn ka qaadataa carrada koritaanka dhirta kala duwan.

3) Waxaa loo isticmaalaa in laga sameeyo nooc ka mid ah carrada haaman ama ashuun biyo lagu shubo, sida ay sheegeen dadka mid ah dad waxbadan baadhiaan ku sameyey biyaha lagu kaydiyo haamaha caadiga ah iyo hamaha lagu sameeyo carrada waxay sheegeen in ay aad ubiyo qabow yihiin ku walaga sameeyo carrada. intabadan waxa isticmaala ashuumanka dadka beeralayda ah waqtiyadii ugu danbeeyey dadku waxa bilaabeen in ay ku daraan nooca loo yaqaan shamiido markii la samaynayo haantaas ama ashuunta kusameysan carada.

4) waxaa ay ka sameysan yiriin dadkii hore soomaalida ah dheri ama shay dhigma digsida  waxa lagu karsado.

Noocyada Carada Ama Ciida;-

waxay Ukalabaxdaa carrada qeybo kala duwan ay uqiibiyeen dadka kusameeyo baaritaano badan kadibna uqiibiyey dhoor qiibood   qaar kamid aad ayey uyihiin kuwo muhiim ah oo kufican adeegsiga dhankasta  oo uu doonaayo beni aadamka  oo isticmaalikaro carada waxayna kalayihiin sida soo socta.

1) Caro ama ciid madow ah.

2) Caro ama ciid bacaad ah.

3) Caro ama ciid casaan ah.

4) Caro ama ciid madow iyo casaan isugujirta.

Dadka  kahalay ama kasheekayey carada kuwaaso  sameeyey baxsi ama baaritaano badan  axaysheegeen meelkasto oo lagu beerayo dalagyo waxay ubaahanyihiin carro kuhaboon dalaga  carrada naftirkeeda way kalo qiimo badantahay qofka rabo inuu waxbeerto waa inuu kafiirsadaa meesha uu waxkabeerayo inta uusan beerin dalaqa uurabo inuu bero haduusan ufiirsanin wuukuqasaarayaa waxaa uubeeraayo waxaa haboon qofka markuu rabo in uu waxfican ay usoo go’aan marka hore ka baadh ama latasho qof ku xeeldheer dhanka aqoonta beeraha si uu kuugu sheego talada ku haboon waxa aad waydiisa.

Dhamaan nocyadani mid kastaa waxay leedahay astaamo u gaar ah oo lagu garto, waxaanay qabataa shaqooyin kala duwan.

Marka aynu ka hadlayno carrada maaha mid la dhamayn karo oo hal qoraal lagu soo koobi karo.

Aqoon yahana ku xeesha dheer arrimaha beeraha iyo deegaanka ee dalkeena Somaliland u dhashay waxay siyaabo kala duwan bulshada ugu soo bandhigaan in dalkeenu ka mid yahay kuwa ugu carrada ama ciidoodu ugu nafaqada badan tahay, kuna haboon tahay waxbeerashada.

Guud ahaan beeraleyda waxa la gudboon ay ku dadaalaan sidii ay aqoon ugu yeelan yahaayeen carrada iyo noocyadeeda. Beerta uu beero qof carrada kala yaqaana iyo ta kale isku mid maaha, markasta waxa si fiican u baxda ta uu beeray qofka ciida kala yaqaanaa. Hadaba si ay  dhulka meelaha ugu haboon wax uga beertaan.

 

Leave a Reply