Garoonka Diyaaradah Liibiya oo Dib loo Qabsaday

0
577

Teriboli (Dawa) Dagaalyahano taabacsan dowladda ay Qaramada Midoobey taageerto ee Liibiya ayaa dib u qabsaday garoonka diyaaradaha magaalada Tripoli , waxaana laga saaray ciidammada Janaraal Khaliifa Xaftar oo horey halkaas gacanta ugu hayay.

Khaliifa Xaftar ayaa waxa uu taageero ka helaa dowladaha Masar, Imaaraadka Carabta iyo Ruushka, halka taliska la aqoonsanyahay ay gacan ka heleyso Turkiga iyo Qatar.

Leave a Reply