Hadyadii Qaaliga Ahayd Ee Hitler!

0
527

Sanadkii 1940 Hogaamiyihii Jarmalka Adlof Hitler ayaa hadyad u siiyay boqorka dalka Nepal Boqor Tribhufan gaadhi Marchandes oo ah waqtigaasi ahaa mid qaaliya oo noociisuna ahaa model 1939.

Haddaba iyadoo aanay wakhtigaasi jirin wado iyo qalab lagu qaado gaadiidka, Hitler ayaa ugu dhiibay dad shaqaale ah oo sii xamaalay si ay u gaadhsiiyaan magaalada caasimadda u ah dalkaasi ee Katmandu.  Caasimaddan ayaa ku taalla dhul buuralay ah, waxaana aya keentay in safarku qaato  muddo dhawr maalmood ah.

Leave a Reply