2-dii Xubnood ee Guddida Doorashooyinka oo la ansixiyay

0
544

Hargeysa (Dawan) Xildhibaanada golaha wakiillada Somaliland ayaa maanta codka kalsoonida u qaadaya labada xubnood ee Komishanka Doorashooyinka Somaliland u matalaya xisbiyadda mucaaridka ah ee WADDANI iyo UCID.

Fadhigan oo uu shirgudoominayay gudoomiyaha golahaasi, ayaa waxaa ka soo xaadiray 53 xildhibaan.

 

Leave a Reply