Xukuumadda Somaliland oo Ganacsatada ku Amray In Aanay Waxba ku Xayeysiisan Tv-yada Universal iyo Star Tv

0
370

Hargeysa (Dawan) Wasiirka wasaaradda warfaafinta Jamhuuriyadda Somaliland mudane Saleebaan Yuusuf Cali (Koore) ayaa wareegto uu soo saaray ku socod siiyay, Astaan Tv, True Cable Tv, Hornsat iyo dhammaan ganacsatada , kana codsaday inay ka saaraan Recieveradooda Channalada Telefishanada Star Tv Iyo Universal TV.
“Dhammaan wasaaraddaha ay warqadani sida tooska ah ugu socoto waxaa aanu ka codsaneyna in ay wax nagala qabtaan, waxaanu la socodsiinaynaa in ay kala noqdaan xayeysiisyadooda ay ka xayeysiisan jireen labadaasi Tv”

Leave a Reply