Xisbiyada Qaranka oo Heshiis ka Gaadhay Hannaanka Qabsoomida Doorashooyinka

0
558

Hargeysa (Dawan) Saddexda xisbi Qaran ee Somaliland ayaa kulan ay maanta ku yeesheen xarunta aqalka madaxtooyadda, waxaa ay mar kale soo saareen heshiis dhawr qodob ka kooban, in doorashooyinka Wakiillada iyo deegaannada ee qabsoomaya sannadkan 2020 lagu galo nidaamkii lagu galay sannadkii 2005-tii.

 

Sidoo kale, waxay ku heshiiyeen in guddigii doorashadii ee hore ay La Taliyeyaal-farsamo u noqdaan Komiishanka cusub, halka heshiiskii hore ka dhigayey in awoodda doorashada leeyihiin Komiishanka hore.

Leave a Reply