Wasaaradda Warfaafinta Oo Soo Gebagabaysay Tartanka Hidaha iyo Dhaqanka

0
564

Hargaysa (Dawan): Wasaaradda warfaafinta Somaliland ayaa soo gebagabaysay tartan lagu soo xulayay kooxda Hidaha iyo dhaqanka ee heer qaran.
Tartankaasi oo socday muddo laba maalmood ah waxaa qabatay waaxda Hidaha iyo dhaqanka ee wasaaradda warfaafinta.
Waxaana ka qayb qaatay shan kooxood oo ka mida kooxaha Hidaha iyo dhaqanka ee ka jira caasimadda Hargaysa.
Xidhitaanka tartankaasi waxaa goob joog ka ahaa wasiir ku-xigeenka wasaaradda warfaafinta, agaasimaha guud ee wasaaradaasi iyo madaxda waaxfa dhaqanka.
Halka Ka Daawo Warkaasi:


Dawannews.com/Hargaysa Office.

Leave a Reply