Xildhibaan Maxamed Jaamac oo ka Hadlay Saami-qaybsiga, Kootadda Haweenka, iyo kuraasta Beelaha la Hayb-sooco

0
591

Hargeysa (Dawan) Xildhibaan Maxamed Jaamac kana mida mudanayaasha golaha wakiillada ahna garyaqaan aqoon dheer u leh dhinaca sharciga ayaa si faahfaahsan uga hadlay, saami qaybsiga kuraasta baarlamaanka, kootadda Haweenka, iyo arrinta beelaha la hayb sooco.

Xildhibaan Maxamed Jaamac waxaa uu sidan ka sheegay doodii maantay ee golaha wakiillada oo maalmihii u danbeeyay lagu lafa guryay xeerka guud ee doorashooyinka iyo diwaangelinta codbixiyayaasha

Halkan ka Daawo

 

Leave a Reply