Taliye ku-xigeenka Asluuubta oo kormeeray Xabsiga Dhexe ee Hargeysa

0
659

Hargaysa (Dawan)-Taliye xigeenka ciidanka asluubta Jamhùuriyadda Somaliland gaashaanle sare, Aadan Axmed Mooge (Kannadi), oo ay weheli-nayaan hogaanada Kala duwan ee ciidanka Asluubta Somaliland ayaa kormeer shaqo kutagay xabsiga wayn ee magalada Hargaysa.

Waxaanay mid mid u soo kormeereen goobaha kala duwan ee ay kaxaabiistu ku xidahn yihiin, iyada oo ujeedada kormeerkoodu ahayd xog ogaal u noqoshada xaalada maxaabiista.

ALLAA MAHAD LEH.

Xafiiska warbaahinta Taliska Ciidanka Asluubta JSL.

Leave a Reply