Hay’adda Shaqaalaha Dawladda oo u Digtay Kulmiye

0
461

Hargeysa-(Dawan)-Gudoomiyaha Hay’adda shaqaalaha Dawladda ayaa ku war-galiyay Hoggaanka Xisbiga taladda haya ee KULMIYE in sida uu Xeerka Shaqaalaha Dawladdu dhigayo aan xubnaha gollaha dhexe ee Xisbiga lagu soo darin qof shaqaale dawladeed ah,

 

Shaqaalaha Dawladda ayaa ah  adeegayaal Bulshadda u dhex ah, Waana sababtay ay ha’yadda shaqalaaha dawladdu uga digtay in ay dhinac la saftaan.

 

Leave a Reply