Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex oo Mustaafurisay Wiil Kasoo Jeeda Soomaaliya

0
433

Hargeysa-(Dawan)-Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex ayaa goor-dhawayd go’aan ka soo saartay eedaymo loo haystay wiil lagu Magaacabo Bilaal Bulshaawi  oo ka soo jeeda Soomaaliya.

Maxkamadu waxa ay ku xukuntay in 24 saacadood gudahood dalka lagaga tarxiilo oo la mustaafuriyo.

Garyaqaan Jamaal Xuseen Mandeela oo wiilka u doodayey ayaa sheegay in Maxkamaddu dacwadiisu ku dhawaaqday. taasi oo go’aamisay in mudo 48 saacadood dalka lagaga saaro oo la mastaafuriy

Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa hore u sheegay inuu aqbalay codsiyada ah in la sii daayo Bilaal Bulshaawi.

Leave a Reply