Hargeysaa (Dawan) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa soo saaray Xeer Cusub oo lagu dhisaayo awooda Wakaaladda Madbacadda Qaranka.
Xeerkan ayaa qeexaya shaqada daabacaadeed ee guud ahaan dawladda inay qaban karto uun WMQ.
Halkan ka akhri