Wararka Dalka Golaha Wakiilada Somaliland oo ansixiyay Xeerka Hay’adda Caymiska Qaranka. By Khadar Maxamed - December 28, 2020 0 710 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Hargeysa (Dawan) Mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland ayaa ansixiyay Xeerka Hay’ada Caymiska Qaranka. Xeerkan ayaa qodob qodob loo ansixiyay, loogana hor akhriyay gadhigii saaka ee golaha wakiillada Somaliland.