Wasiirka Maaliyadda Somaliland oo ka Farxisay Dadka Dhimirka wax-ka-qaba

0
477

Hargeysa (Dawan) Wasaarada Maaliyadda Somaliland ayaa Cashuurta Jaadka halkii kiiloo ku kordhiyay 200 Shilin,taas oo loogu talo galay daryeelka dadka qaba Xanuunka dhimirka.

Sidaana waxa lagu Sheegay Wareegto uu soo saaray Wasiirka horumarinta maaliyada Somaliland Dr. Sacad Cali Shire.

waxaana u dhignad sidan.

 

Leave a Reply